Hab-Adeegsiga Bareha
Last updated
Was this helpful?
Last updated
Was this helpful?
Fiiri dhinaca bidixda (Left sidebar), ka dooro Fasalada
Waxaa kuusoo bixi doona liiska maadooyinka
Si aad u daawatid casharka maado, Ku dhufo Daawo
Kadib waxaa kuusoo bixi doonaa casharadii oo u habaysan cutubyo
Ku dhufo magaca casharka aad rabtid inaad daawatid/fiirsatid
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.
Dhanka bidixda waxaad ka doorataa Ardayda
Kadib waxaa kuuso liiska ardayda
Si aad u heshid warbixin dheeraad ah oo ku saabsan ardayga, kusii dhufo Fiiri Xogtiisa
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.
Dhanka bidixda waxaad ka doorataa Waydiimo
Waxaad arkaysaa Qaybta Waydiimaha iyo Waydiincelinta
Waxaar arkaysaa su'aashii ugu dambeeyay ee lagusoo waydiiyo, ardayga kusoo waydiiyay, maadada uu kaasoo waydiiyay iyo khaasatan casharka ay qusayso su'aashani.
Si aad uga jawaabtid waxaad ku dhufanaysaa qoraalka ah Ka Jawaab
Kadib qaybta banaan ee hoose ayaad ku qoraysaa jawaabtaadii oo faahfaahsan
Kadib waxaad riixaysaa botonka Ka Jawaab
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.