Hab-Adeegsiga Dugsiga
Last updated
Was this helpful?
Last updated
Was this helpful?
Dhanka bidixda (Side bar) ka dooro Bareyaasha
Aad qaybta Ku Dar Bare Cusub
Buuxi macluumaadka Bareha
Riix botonka Ku Dar
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.
Dhanka Bidixda, ka dooro Ardayda
Aad qaybta Kudar Arday Cusub
Buuxi macluumaadka Ardayga
Riix botonka Kudar
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.
Dhanka bidixda, ka dooro Ku Qor Maado Bare
Aad qaybta Bare Maado Kudar
Buuxi macluumaadkan muhiimka ah: (Dooro Bare, Dooro Heer, Dooro Fasal, Qor Magaca Maadada)
Riix botonka Kudar
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.
Dhanka Bidixda, ka dooro Bareyaasha
Aad qaybta Taxa Barayaasha
Ku dhufo Fiiri Xogtiisa
Waxaa kuusoo bixi doona Dashboardka Bareha, kaasood ka arki dhamaan warbixinta muhiim ka ah ee Bareha sida maadooyinka uu kormeero, su'laaha lasoo waydiiyay, jawaabaha uu bixiyay iwm
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.
Dhanka Bidixda, ka dooro Ardayda
Aad qaybta Taxa Ardayda
Ku dhufo Fiiri Xogtiisa
Waxaa kuusoo bixi doona Dashboardka Ardayga, kaasood ka arki doontid dhamaan warbixinta muhiim ka ah ee Ardayga sida maadooyinka uu dhigto, casharada uu dhameeyay si guud, maado kasta casharada uu ka daawaday, su'laaha uu waydiiyay Barehiisa, jawaabaha uu helay iwm
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.