Hab-Adeegsiga FogaanDersi
Sidee loo adeegsankaraa adeegga FogaanDersi?
Qaybtan waxaan kaga hadlaynaa hab adeegsiga saxan ee adeegga FogaanDersi innagoo adeegsanayna qoraallo kookooban iyo jaantusyo aan ku sharaxayno tallaabooyinka aynu qaadayno si aynu u si sahlan ugu isticmaalno FogaanDersi.
Innagoo ka duulayna 4-tii qaybood ee ay ka koobnaayeen adeegsadayaasha FogaanDersi, waxaynu u qaybinaynaa habadeegsigana isla 4-tii qaybood oo kala noqonaysa sidan hoose:
Hab-Adeegsiga WWHTS
Hab-Adeegsiga Dugsiga
Hab-Adeegsiga Bareha
Hab-Adeegsiga Ardayga
Hab-Adeegsiga WWHTS
Qodobadan hoose ayaan ku sharaxi doona hab-adeegsiga WWHTS
Sidee loogu daraa Fasal, Maaddo, Cutub iyo Cashar?
Sidee wax looga bedelaa Fasal, Maaddo, Cutub iyo Cashar?
Sidee looga diiwaangeliyaa Dugsi gudaha?
Sidee loogu ogolaadaa dugsi iskasoo diiwaangeliyay dibadda?
Sidee loola socdaa cabashooyinka lasoo diray?
Hab-Adeegsiga Dugsiga
Qodobadan hoose ayaan ku sharaxi doona hab-adeegsiga Dugsiga
Sidee loo diiwaangeliyaa Bare?
Sidee loo diiwaangeliyaa Arday?
Sidee wax looga bedelaa Bare ama Arday?
Sidee Bare loogu qoraa Maaddo?
Sidee loola socdaa warbixinta Bareha iyo Ardayga?
Hab-Adeegsiga Bareha
Qodobadan hoose ayaan ku sharaxi doona hab-adeegsiga Bareha
Sidee Barehu u daawankaraa casharada maadooyinkiisa?
Sidee Barehu u arki karaa liiska ardaydiisa?
Sidee Barehu ula soconkaraa warbixinta ardaydiisa?
Sidee Barehu uga jawaabi karaa su'aalaha ardaydiisu soo waydiiso?
Hab-Adeegsiga Ardayga
Qodobadan hoose ayaan ku sharaxi doonaa hab-adeegsiga Ardayga
Sidee Ardaygu u daawankaraa casharada fasalkiisa?
Sidee Ardaygu ula soconkaraa warbixinta ku saabsan tirada casharada uu ka daawaday maaddo kasta?
Sidee Ardaygu su'aal casharka ah u waydiinkaraa Barehiisa?
Sidee Ardaygu u bedelankaraa ciwaankiisa iyo fure-sireedkiisaba?
Sidee Ardaygu u diri karaa cabasho guud oo ku saabsan muuqaalka casharka?
Last updated
Was this helpful?