Hab-Adeegsiga WWHTS
Last updated
Was this helpful?
Last updated
Was this helpful?
Fiiri dhinaca bidixda (Sidebar)
Dooro Fasallada
Ku dhufo Ku dar Fasal Cusub
Ku qor magaca fasalka, kadibna dooro heerka fasalka (Hoose,Dhexe ama Sare)
Kadibna ku dhufo buttonka Ku Dar
Jaantuska
Dhanka bidixda ka dooro Dugsiyada
Buuxi macluumaadka dugsiga aad diiwaangelinaysid
Kadib riix botonka Ku Dar Dugsi (Add)
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.
Dhanka bidixda ka dooro Dugsiyada
Fiiri qaybta Liiska Dugsiyada ay ka muuqdaan
Qaybta ogolaanshaha ka dhig Haa (Yes) si aad dugsiga ugu ogaalatid, ama Maya (No) si aad dugsiga uga joojisid inuu helo ogolaansho, taasoo sababaysa inuusan isticmaali karin FogaanDersi.
Sidee loola socdaa cabashooyinka lasoo diray?
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.
Dhanka bidixda ka dooro Cabashooyinka
Waxaa kuusoo baxaya liiska cabashooyinka
Si aad u aqridid faahfaahinta cabashada ku dhufo Aqri Faallo
Si aad u hubisid muuqaalka ama casharka lagasoo gudbiyay cabashada, ku dhufo magaca casharka
Markaad xalisid cabashada kadib waxaad ku dhufanaysaa botonka Xali
Fiiri Jaantusyada hoose si aad u heshid fahan dheeraad ah.